[PR] Gain and Get More Likes and Followers on Instagram.

#soomaaliyeed

242 posts

TOP POSTS

Duuliyaashii Qaranka #Soomaaliyeed oo Tababarkooda Gabogabo u maraya iyo dhoola Tuskii ugu horeyay oo guulaystay.
Guul ciidanka Cirka soomaaliyeed. Turkey Noolaada Walaalaha dhabta ah. #ProudToBeSomali #CiidankaXooga #SomaliNationalArmry #CXDSoomaaliyeed

Maanta oo kale 12 october 1956 waa markii ugu horeysay ee calanka Somalia lataagay 🏁🏁🏁🏁👏 #calanka #Somalia #soomali #soomaaliyeed

The Central Somali Community in India:- Www.csomalian.wordpress.com

#Faadumo Qaasim Dayib ayaa loo magacaabay madaxa hay'adaha #Qaramada midoobay dhinaca haweenka #Soomaaliyeed,waana laga aqbalay soo documentigii oo idil.

#Faadumo ayaa ka mid ahayd dadkii isku sharaxay jagada madaxweynimada #Soomaaliya laakiin kuma guulaysan in kastoo ay ka mid ahyd dadkii isbedel doonka ahaa ee soo doortay madaxweyne #Farmaajo.

Email:-csomalian@gmail.com

Oday dhaqameed #Soomaaliyeed

Askari Soomaaliyeed oo carruur waddada ka gudbiyana, #Waddani #Soomaaliyeed dheh.

Doorashada ka qabsoontay #Somaliland waxay muujisay sida shacabkaasu u bisil yahay, sharaf weyn ayeyna u tahay dhamaan umadda #Soomaaliyeed meel kasta oo ku nooshahayba.

"Kuwa nabad diidka ma oga in dadka #Soomaaliyeed ay leeyihiin geesiyaal adinka o kale ah oo diyaar u ah inay waajahaan," aya yiri madaxweynaha #Somalia. #IstandwithSomalia

Wajiga labaad ee Socdaalka tababarka wariyaha #Soomaaliyeed.

#JUMA_KARIIM
MAHIR JAMA

#sanadka2015 ee tagay wuxuu ii ahaa sanad Guuleed, #sanadka2016 ee maanta cusub goals ka aan dagsaday waxaan rajaynayaa inaan gaaro iina noqdo sanad Guuleed aniga iyo dhammaan ummada #Soomaaliyeed meelkasta ay ka joogaan dunida.

MOST RECENT

Ragga iyo haweenka xubnaha ka ah #AMISOM ee ku sugan furimaha dagaalka waxay maalin kasta naftooda halis u galinayaan sidii ay carruurta #Soomaaliyeed u kori lahaayeen cabsi, rabshado iyo xadgudub la'aan, iyo sidii ay u aadi lahaayeen iskuullada isla markaana u heli lahaayeen jaceylka iyo daryeelka ay u baahan yihiin.

🌜@baramabaro🌛
Ⓜ️🅰️🅰️💢Ⓜ️🅰️🅰️💢
.Dumaal: Naag Nin Qaraabo La ahi guursatayay ka dhintey ama Roob yar; shuux
.
.
.
#somalia #somali #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hees #maahmaah #abwaan #gabay #soomaaliyeed #qabiil

Doorashada ka qabsoontay #Somaliland waxay muujisay sida shacabkaasu u bisil yahay, sharaf weyn ayeyna u tahay dhamaan umadda #Soomaaliyeed meel kasta oo ku nooshahayba.

Boqollaal qorshoo wada qabyaa qaadow adigaa leh
Qorya raamso quudkana yaree qaadow adigaa leh
Qalbi olol mar qabo oo qaniin qaadow adigaa leh
Qalbi guban sigaar lagu qanciyo qaadow adigaa leh
Qatar caafimaadoo qarsoon qaadow adigaa leh
Qabri kahor qandho aan laga bogsoon qaadow adigaa leh
Qabsimadu inay kala xirmaan qaadow adigaa leh
Qalbi qooqan qooraan wax tarin qaadow adigaa leh
Qardarreeye kaadida ha qubo qaadow adigaa leh
Macdan qubata hawshoon la qaban qaadow adigaa leh
Raggoo quusta dumarkoo qawada qaadow adigaa leh
Qamiis walaf quluubtoon xasilin qaadow adigaa leh
Qamiistiyo Jimcaha yeyga qaban qaadow adigaa leh
Magnad kugu qasbiyo qaac yabaal qaadow adigaa leh
Iska qari cid baa kugu qabsane qaadow adigaa leh
Inoo qaybi aan lagu qanceyn qaadow adigaa leh
Wax nin wayni qaadoo qawado qaadow adigaa leh
Qayrkaa shaxaad hana qajilin qaadow adigaa leh
Qof kaa hoosa laba qori ka tuug qaadow adigaa leh
Dhalinyaro afkooduun u qoran qaadow adigaa leh
Iska qaado qaantana ha bixin qaadow adigaa leh
Shaluu qaatay maantana qafaal qaadow adigaa leh
Kaga qaada qori caaradii qaadow adigaa leh
Qayil oo cun reerkiina qadi qaadow adigaa leh
Qoys laga dhixiyo qaaqlanimo qaadow adigaa leh
Qoys dumiyo qayliyo huruuf qaadow adigaa leh
Qaraabo iyo ehelaan la tebin qaadow adigaa leh
Is qandiiri kana qoomamee qaadow adigaa leh
Dubaab lagu qarwoo kugu qulqula qaadow adigaa leh...
-Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle (AU)

"Hawlgalladayada wadajirka ah ee aan la sameyno booliska #Soomaaliyeed waxay kobcinayaan kalsoonidooda waxayna sii xoojinayaan inay fuliyaan howlaha bileyska si loo helo #Soomaaliya oo nabdoon," Taliyaha Booliska #AMISOM Anand Pillay

“Waa wax aad looga xumaado xisaab la’aanta #AlShabaab ay sii waddo inay ku xasuuqaan shacabka #Soomaaliyeed ayna sababaan baaba’,” Taliyaha ciidamada AMISOM, Osman Noor Soubagleh.

“Waan sii wadeynaa inan gudano waajibaadkayaga ee ilaalinta iyo xasilinta #Soomaaliya. #Midnimada hoggaanka #Soomaaliyeed waa mid muhiim ah,” Taliyaha ciidamada #AMISOM Osman Noor Soubagleh. #IstandwithSomalia

#Midnimada bulshada #Soomaaliyeed waa mawjad aad u xooggan oo ciribtiri karta cadowga. #IstandwithSomalia

Wajiga labaad ee Socdaalka tababarka wariyaha #Soomaaliyeed.

#JUMA_KARIIM
MAHIR JAMA

🌜@baramabaro🌛
Muuqaalka maanta!💙
Raisal wasaare kheyre oo hooyo soomaaliyeed ka farxiyay💙💙
.
.
.
.xuquuqda muuqaalka Salman Saciid
.
#somalia #somali #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hees #maahmaah #abwaan #gabay #soomaaliyeed

Ra'iisul wasaare Kheyre oo dawladda #Turkiga iyo jaaliyadda #Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Turkiga si diirran ay ugu soo dhaweeyeen magaalada Ankara.

Maalmaha uu joogi doono dalka Turkiga wuxuu kala hadli doonaa madaxda ugu sarreysa dalka sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dawladood isla markaana dawladda Turkigu uga qeyb qaadan lahayd horumarka #Soomaaliya ka socda iyo la dagaallanka argagixisada.
#NabadIyoNolol

"Kuwa nabad diidka ma oga in dadka #Soomaaliyeed ay leeyihiin geesiyaal adinka o kale ah oo diyaar u ah inay waajahaan," aya yiri madaxweynaha #Somalia. #IstandwithSomalia

@baramabaro
Arooryadii hore ee 21-kii Oktoobar sanadkii 1969-kii ayey aheyd markii koox ka tirsan ciidamadii milateriga iyo kuwa Booliska oo uu hogaaminayey S/Gaas Maxamed Siyaad Barre ay xukunka dalka ku qabsadeen afgembi aan dhiig ku daadan, maalmo ka dib markii magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool lagu dilay madaxweynihii dowladdii sida Dimoqraadiga ah loo soo doortay ee xiligaasi jirtay marxuum C/rashiid Cali Sharmarke, waxaana ciidamadan ay u soo baxeen wadooyinka iyagaoo wata taangiyo waxayna gacanta ku dhigeen xarumaha waaweyn ee dowladda sida xarunta Baarlamanka, idaacadii Radio Muqdisho iyo meelo kale oo badan.

Saraakiishii afgemigaasi hogaamineysay oo intooda badan ay hadda geeriyoodeen ayaa waxaa ka mid ahaa:- 1. Maj. Gen. Maxamed Siyaad Barre (Xoogga)
2. Maj. Gen Jaamac Cali Qorsheel (Boolis)
3. Brig. Gen. Maxamed Ceynaanshe Guuleed (Xoogga)
4. Brig. Gen. Xuseyn Kulmiye Afrax (Boolis)
5. Brig. Gen. Salaad Gabeyre Kediye (Xoogga)
6. Brig. Gen. Maxamed Cali Samatar (Xoogga)
7. Brig. Gen. Cabdalla Maxamed Faadil (Xoogga)
8. Col. Cali Mataan Xaashi (Xoogga – Ciidanka Cirka)
9. Col. Axmed Maxamuud Cadde (Boolis)
10. Col. Maxamuud Mire Muuse (Boolis)
11. Lt. Col. Ismaaciil Cali Abokar (Xoogga)
12. Lt. Col. Axmed Suleymaan Cabdalla (Xoogga)
13. Lt. Col. Maxamed Sheekh Cusmaan (Boolis)
14. Lt. Col. Maxamed Cali Shire (Xoogga)
15. Lt. Col. Maxamuud Geele Yuusuf (Ciidanka Badda)
16. Lt. Col. Faarax Waceys Duule (Xoogga)
17. Lt. Col. Axmed Maxamuud Faarax (Xoogga)
18. Lt. Col. Axmed Xasan Muuse (Xoogga)
19. Maj. Cabdirisaaq Maxamed Abuukar (Xoogga)
20. Maj. Bashiir Yusuf Cilmi (Xoogga)
21. Capt. Cabdulqaadir Xaaji Maxamed (Xoogga)
22. Capt. Maxamed Cumar Jees (Xoogga)
23. Capt. Cusmaan Maxamed Jeele (Xoogga)
24. Maj. Muuse Rabiile Good (Xoogga)
25. Capt. Cabdi Warsame Isaaq (Xoogga).

Most Popular Instagram Hashtags