[PR] Gain and Get More Likes and Followers on Instagram.

#soomaaliya

2347 posts

TOP POSTS

Inta keenna ugu danbeeya uu neefsanayo walaahi beynaan ka daaleyn hardanka nolasha, isu naxariisashada iyo iska dhicinta cadowga nolasha noo diidan.
Dagaalo dad badani ku dhinteen iyo qaraxyo waa weyn waanu soo aragnay balse masiibadii #Zoobe weli nama soo marin, waxayse noo tahay cashar xanuun badan oo muujinaya xoojinta midnimadeena iyo damqashadeenna.
U fiirso goobtii masiibadu ka dhacday ee #Zoobe waxaa ugu danbeyntii hagaajinaya hooyooyin da'a,waxaa weli ilaalinaya ciidanka Qaranka, waxaa baraarugay oo gacmaha is-qabshaday shacabka Soomaaliyeed oo Gobal kasta joogga. Waxaa muuqatay in awooda shacabku xoogan tahay ayna tahay in wadajir loola dagaalamo dhiig miiratada nagu dhexlool, waxaanu u baahan nahay nabad iyo nolal wanaagsan oo aan cabsi lahayn, waxaanu u baahan nahay inaynu gacmaha is-qabsanno oo ciidanka garab istaagno.

#SOOMAALIYA 🇸🇴sawirre @ali_dualle

Men walk near the buildings destroyed by Somalia's worst terrorist attack in Mogadishu. Somalia's death toll from the terrorist attack is now at 358 as 'state of war' is planned. Thousands of distressed and crying #Somalis gathered to pray Friday prayer at the site of the country's deadliest attack, while the toll rose to 358 and dozens remained missing. Somalia's President will announce a "state of war" against the Al-Shabaab extremist group blamed for the bombing. The United States of #America is expected to play a supporting role in the new offensive that President Mohammed Abdullahi Mohammed is set to launch on Saturday, a Somali military official told The Associated Press. The official spoke on condition of anonymity because he was not authorized to speak to reporters. Somalia's army spokesman Captain Abdullahi Iman said the offensive involves thousands of troops who will try to push Al-Shabaab fighters out of their strongholds in the central regions of Lower-Shabelle and Middle-Shabelle, where many deadly attacks on Somalia's capital is planned and launched. The massive bomb which Al-Shabaab used to murder 358 innocent Somali people, which security officials said weighed between 600 kilograms and 800 kilograms (1,300 pounds and 1,700 pounds), instead detonated in a crowded street after soldiers opened fire and flattened one of the truck's tires after they became suspicious. #Somalia #Somali #Soomaaliya #prayformogadishu #prayforsomalia

Adduunka waxaa ugu jeclahay dhulka xeebaha leh ee dalkeena, halkan waa Xamar weyne @ali_dualle #SOOMAALIYA

Maasha allaah. Ciidanka iyo Shacabka oo is dhex galay, waxaa soo dhow guusha. #SOOMAALIYA

Gabadhii ugu horaysey oo Soomaaliyeed oo diyaarad duulisa 1976-dii Asli Xassan Nuur Cabaade ayaa maanta sawirkan taariikhiga ah wada galnay, runtii waa qof ay Soomaalinimadu ku weyn tahay. #SOOMAALIYA #NabadiyoNolal #muqdisho

Madaxwaynaha Qaranka oo salaan qaadanaya @ali_dualle #muqdisho #SOOMAALIYA

Maanta waxaa magalada Muqdisho laga furay dugsiga tababarka ciidanka kaasoo ay hirgalisey Dowladda Turkey, waa kii ugu weynaaa oo ay dowladdaasi ka dhisto meel dalkeeda ka baxsan. #Soomaaliya #NabadiyoNolal

Markaa saaxiibo wanaagsan haysato waa sidaan oo kale #SOOMAALIYA

MOST RECENT

Part 3
Madaxweyne #Farmaajo "Waxa ay ogaan doonaan in shacabka Soomaaliyeed ay leeyihiin geesiyaal si deg deg ah uga jawaab celiya dhibaata kasta oo lagu sameeyo dadkooda. Waxaan tusinaynaa in aan diyaar u nahay in aan u hurayno nafteenna iyo maalkeena badbaadinta dadkeenna iyo dalkeenna.”
#Soomaaliya

Part 2

Part 1

@baramabaro
Arooryadii hore ee 21-kii Oktoobar sanadkii 1969-kii ayey aheyd markii koox ka tirsan ciidamadii milateriga iyo kuwa Booliska oo uu hogaaminayey S/Gaas Maxamed Siyaad Barre ay xukunka dalka ku qabsadeen afgembi aan dhiig ku daadan, maalmo ka dib markii magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool lagu dilay madaxweynihii dowladdii sida Dimoqraadiga ah loo soo doortay ee xiligaasi jirtay marxuum C/rashiid Cali Sharmarke, waxaana ciidamadan ay u soo baxeen wadooyinka iyagaoo wata taangiyo waxayna gacanta ku dhigeen xarumaha waaweyn ee dowladda sida xarunta Baarlamanka, idaacadii Radio Muqdisho iyo meelo kale oo badan.

Saraakiishii afgemigaasi hogaamineysay oo intooda badan ay hadda geeriyoodeen ayaa waxaa ka mid ahaa:- 1. Maj. Gen. Maxamed Siyaad Barre (Xoogga)
2. Maj. Gen Jaamac Cali Qorsheel (Boolis)
3. Brig. Gen. Maxamed Ceynaanshe Guuleed (Xoogga)
4. Brig. Gen. Xuseyn Kulmiye Afrax (Boolis)
5. Brig. Gen. Salaad Gabeyre Kediye (Xoogga)
6. Brig. Gen. Maxamed Cali Samatar (Xoogga)
7. Brig. Gen. Cabdalla Maxamed Faadil (Xoogga)
8. Col. Cali Mataan Xaashi (Xoogga – Ciidanka Cirka)
9. Col. Axmed Maxamuud Cadde (Boolis)
10. Col. Maxamuud Mire Muuse (Boolis)
11. Lt. Col. Ismaaciil Cali Abokar (Xoogga)
12. Lt. Col. Axmed Suleymaan Cabdalla (Xoogga)
13. Lt. Col. Maxamed Sheekh Cusmaan (Boolis)
14. Lt. Col. Maxamed Cali Shire (Xoogga)
15. Lt. Col. Maxamuud Geele Yuusuf (Ciidanka Badda)
16. Lt. Col. Faarax Waceys Duule (Xoogga)
17. Lt. Col. Axmed Maxamuud Faarax (Xoogga)
18. Lt. Col. Axmed Xasan Muuse (Xoogga)
19. Maj. Cabdirisaaq Maxamed Abuukar (Xoogga)
20. Maj. Bashiir Yusuf Cilmi (Xoogga)
21. Capt. Cabdulqaadir Xaaji Maxamed (Xoogga)
22. Capt. Maxamed Cumar Jees (Xoogga)
23. Capt. Cusmaan Maxamed Jeele (Xoogga)
24. Maj. Muuse Rabiile Good (Xoogga)
25. Capt. Cabdi Warsame Isaaq (Xoogga).

Men walk near the buildings destroyed by Somalia's worst terrorist attack in Mogadishu. Somalia's death toll from the terrorist attack is now at 358 as 'state of war' is planned. Thousands of distressed and crying #Somalis gathered to pray Friday prayer at the site of the country's deadliest attack, while the toll rose to 358 and dozens remained missing. Somalia's President will announce a "state of war" against the Al-Shabaab extremist group blamed for the bombing. The United States of #America is expected to play a supporting role in the new offensive that President Mohammed Abdullahi Mohammed is set to launch on Saturday, a Somali military official told The Associated Press. The official spoke on condition of anonymity because he was not authorized to speak to reporters. Somalia's army spokesman Captain Abdullahi Iman said the offensive involves thousands of troops who will try to push Al-Shabaab fighters out of their strongholds in the central regions of Lower-Shabelle and Middle-Shabelle, where many deadly attacks on Somalia's capital is planned and launched. The massive bomb which Al-Shabaab used to murder 358 innocent Somali people, which security officials said weighed between 600 kilograms and 800 kilograms (1,300 pounds and 1,700 pounds), instead detonated in a crowded street after soldiers opened fire and flattened one of the truck's tires after they became suspicious. #Somalia #Somali #Soomaaliya #prayformogadishu #prayforsomalia

Inta keenna ugu danbeeya uu neefsanayo walaahi beynaan ka daaleyn hardanka nolasha, isu naxariisashada iyo iska dhicinta cadowga nolasha noo diidan.
Dagaalo dad badani ku dhinteen iyo qaraxyo waa weyn waanu soo aragnay balse masiibadii #Zoobe weli nama soo marin, waxayse noo tahay cashar xanuun badan oo muujinaya xoojinta midnimadeena iyo damqashadeenna.
U fiirso goobtii masiibadu ka dhacday ee #Zoobe waxaa ugu danbeyntii hagaajinaya hooyooyin da'a,waxaa weli ilaalinaya ciidanka Qaranka, waxaa baraarugay oo gacmaha is-qabshaday shacabka Soomaaliyeed oo Gobal kasta joogga. Waxaa muuqata in awooda shacabku xoogan tahay ayna tahay in wadajir loola dagaalamo dhiig miiratada nagu dhexloon, waxaanu u baahan nahay nabad iyo nolal wanaagsan oo aan cabsi lahayn, waxaanu u baahan nahay inaynu gacmaha is-qabsanno oo ciidanka garab istaagno.

#Soomaaliya #Muqdisho

Dowladda ayaa hadda ku dhawaaqday warkan. Tirada guud ee dhimashada oo noqotay 358 qof. Dhaawaca waa 228. Dadka aan wali dhimasho iyo dhaawac lagu heen waa 56 qof. Isku Dar dadka 642 qof.
#soobe #zobe #Muqdisho #Soomaaliya #Somalia

Inta keenna ugu danbeeya uu neefsanayo walaahi beynaan ka daaleyn hardanka nolasha, isu naxariisashada iyo iska dhicinta cadowga nolasha noo diidan.
Dagaalo dad badani ku dhinteen iyo qaraxyo waa weyn waanu soo aragnay balse masiibadii #Zoobe weli nama soo marin, waxayse noo tahay cashar xanuun badan oo muujinaya xoojinta midnimadeena iyo damqashadeenna.
U fiirso goobtii masiibadu ka dhacday ee #Zoobe waxaa ugu danbeyntii hagaajinaya hooyooyin da'a,waxaa weli ilaalinaya ciidanka Qaranka, waxaa baraarugay oo gacmaha is-qabshaday shacabka Soomaaliyeed oo Gobal kasta joogga. Waxaa muuqatay in awooda shacabku xoogan tahay ayna tahay in wadajir loola dagaalamo dhiig miiratada nagu dhexlool, waxaanu u baahan nahay nabad iyo nolal wanaagsan oo aan cabsi lahayn, waxaanu u baahan nahay inaynu gacmaha is-qabsanno oo ciidanka garab istaagno.

#SOOMAALIYA 🇸🇴sawirre @ali_dualle

Vamos orar pela Somália. Foram cerca de 300 mortes e 400 feridos no atentado do último fim de semana, além de manifestações com feridos por esses dias.
Oremos pelos feridos, pelas famílias dos que morreram, e pelas ações para neutralizar os grupos terroristas. Orem também pelos cristãos da Somália.
A Somália está na 2a posição da Lista Mundial de Perseguição de 2017. Cristãos não têm liberdade e o martírio é bastante comum.

#Oração #Fé #Faith #Pray #PrayForSomalia #Somalia #Soomaaliya #Esperança #Speranza #Hope

@baramabaro
“Diidnayee ogoow dalka yagoow ninkii doonaayayoow inuu duufsadow raboow anaku diidnaye ogoow”💙💙💙
.
.
.
.
.
#somalia #somali #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hees #maahmaah #abwaan #gabay #soomaaliyeed #farmaajo

#Repost @portasabertasbrasil • • •
ORE PELA SOMÁLIA
Durante o último fim de semana, um caminhão-bomba matou cerca de 300 pessoas e feriu quase 400 na capital do país, Mogadíscio. Este é o pior ataque já visto na capital.

#oração #Somália #esperança #fé #Soomaaliya

Garowe Qurux ( for more click on my story )

Waxbarashada ma ahan isku diyaarinta nolosha
iyada weeyaba nolosha. #Somalia #soomaaliya #muxaadaro #wacdi #Ali_Khadaab

Most Popular Instagram Hashtags