[PR] Gain and Get More Likes and Followers on Instagram.

#qoraal

MOST RECENT

Caashaq haddaad maqashay! Caashaqu waa magac lagu naadsho dullinimada ahwaa'da cidleysan, ahna damacyada xunxun oo dhawwaanshahooda faxshiga ku iclaansan. - Hagad

#Xikmad #Hagad #Qaliniyoqoraal #HaddaadMaqashay

#Somalia #Qoraal #Jaceyl #Caashaq #somaliquotes #hagadquotes

Qof walbo oo wax aqrin karo......, #qaliniyoqoraal #hagad #xikmad #somalia #qoraal

The Central Somali Community in India:- Www.csomalian.wordpress.com

#Cumar saciid maxamed (Cumar dheere) oo ahaa #Wariye madaxbanaan kana howl gala gobolada#Putaland ayaa u xiran ciidamada,waxa ayaana laga qabtay magaalada #Garowe.

#ilaa haatan kama soo bixin sababta loo xiray wariyaha laakiin dad ku dhow ahna asxaabtiisa ayaa micneeyay in loo xiray wariyaha #Qoraal ku saabsanaa musuqmaasuqa dowlada putland bartiisa #Facebook-ga arrintaana loo xiray.

#Aaway xuriyatul qowlkii #Soomaalaay.

#Free Journalist Omar saeed mohamed in #Garowe-Putland-Somalia.

Email:-csomalian@gmail.com

The Central Somali Community in India:- Www.csomalian.wordpress.com

#Qoraal naxdinle oo ay qaramada midoobay ay soo saareen ayaa lagu eedeeyay xulufada carabta uu hor boodaayo #Sacuudiga in ay danbeeyeen duqaynta loo aabe yeelin ee lagu kacay qaxootiga #Soomaaliyeed ee wadanka #Yemen.

#Shacabka la xasuuqay ayaa kor u dhaafaya 42 ruux oo soomaali ah,una badan dhalin yaro.

Qoraalka aduunka ka yaabiyay ayaysan weli qiran carabtu doonayaana in la qariyo,waxaana xasuuqa gaystay #Wadanka sacuudiga kaasoo gantaalo ku laayay qaxootiga #Soomaaliyeed,imaaraadku dhaawacyada waa ay badbaadin kareen laakiin nasiib darro gacmaha ayay ka laabteen ?. #Soomaalaay carab miyaa nahay mise #African?

Maxaa inaga dhaxeeya carabta ina gumaaday?

E-Mail:-csomalian@gmail.com

Qof adoo u caqli celinkaro ha'u canaanan caqli yaradooda, oo adoo u'cudurdaari karo ha'u canaanan cilladahooda, dadkana iska cafi oo camal yow ku qaadin. - Hagad

#Hagad #Xikmad #Qoraal
#QaliniyoQoraal #Somalia
#HaddaadMaqashay #CumarHagad #HagadQuotes

Xikmadda Maanta!

Adoo wax qabsan kara, yaana wax laguu qaban, dadkana haku qabsan waxey qabsadaan. Qaab ahaanna haddii aad awoodi kareyso inaad dadka wax u'qabattid, ugu qabo qaab sammaan leh oo aanan laguu qabsaneyn, oo haddaadan dadka wax u'qabakarin wax halagaa qabsado, oo ha gacan qaban kuwa wax u'qabanaayo.

#Hagad #HagadQuotes #Xikmad
#CumarHagad #Dadka #Bulsho
#Somalia #QaliniyoQoraal
#HaddaadMaqashay #Qoraal

Ceeb haddaad maqashay! Ceebtu waa dhaqan walbo oo xishootka deris xumo u'ah, ahna siyaado walbo oo khilaafsan anshaxa macruufka ah. - Hagad

#Hagad #Xikmad #Ceeb #Qoraal
#CumarHagad #Somalia
#QaliniyoQoraal #HaddaadMaqashay

Caruurta looma been sheego.

Waxey ku'dhashaan qalbi caafimaad qabo.

Runtuna waa u'caafimaad beenna waa u'cudur iyo inkiraad. - Hagad

#Hagad #Xikmad #TarbiyadaCaruurta #Qoraal
#QaliniyoQoraal #HaddaadMaqashay

Xasuus haddaad maqashay! Xasuustu waa muhiimadihii niyadda ku xareysnaa oo dib usoo xaadiro, ahna xil wareejin ka dhan ah maskaxda. - Hagad

#hagad #xikmad #somalia
#haddaadmaqashay #xasuus
#qaliniyoqoraal #qoraal

Jaceyl haddaad maqashay! Jaceylku waa shahwo qaangaartay, ahna waaqic mudan in lagu daahiriyo guur xalaal ah ee guurka hala doorto.
- Hagad

#Hagad #Xikmad #Qoraal
#HaddaadMaqashay #Somalia
#QaliniyoQoraal #jaceyl
#HagadQuotes #CumarHagad

Dan haddaad maqashay! Dantu waa dadnimadaada oo loo danaansho, ahna kartidaada oo loogu deeqo hadaf la doonaayo in la'gaaro. - Hagad

#hagad #hagadquotes
#somalia #xikmad
#haddaadmaqashay #qaliniyoqoraal #qoraal

Haddaadan
caruurtaada edebta ku barbaarin, bii'adiisa ayuu edeb darrada kula barbaaraa. -Hagad
#hagad #xikmad

#qaliniyoqoraal #aadaab

#somalia #codkacaruurta

#qoraal #hagadquotes

Waqti haddaad maqashay! Waqtigu waa amar ku'aaddan xagga cimriga, camalka iyo cibaadada, ahna dhacdo walbo oo soo-sii mareen ah sida: wax dhacay, wax dhacaayo iyo wax dhici doono, ama wax habsaamay, wax qabsoomay, wax la qabankaro iyo wax laguu qabsanaayo oo u'sii dhamaanaayo maalinta dhacda. - Hagad

#hagad #xikmad #somalia

#haddaadmaqashay #qoraal

#qaliniyoqoraal #waqti

Most Popular Instagram Hashtags