[PR] Gain and Get More Likes and Followers on Instagram.

#maanso

161 posts

TOP POSTS

Allahayaw garaadkiyo
Xiskiisii ka gaasiry
Gadaal ugusoo celi #maanso #by #Dr #ainan

"Heedhe Sahraay heedhe 
Suugaantu iib maaha 
Erey iyo sunnee maaha 
Hugun iyo sitaad maaha 
Siddi iyo I daya maaha 
Sadho iyo xajiin maaha
Laba saaq ku gado maaha 
Waxan seylad gelin weeye 
Sahdi iyo dareen weeye
Bulsho saaasaheed weeye 
Samaheeda mudan weeye 
Sawdkeeda diga weeye 
Sacabkeeda kulul weeeye 
Marna baadi sooc weeye 
Sahan iyo tilmaan weeye 
Dhaxal soo jireen weeye 
Wax ku saabsan meel weeye 
So'da iyo ka guro dhuuxa." Hadraawi, Sirta Nolosha

#hadraawi #hadrawi #poet #somali #sirta_nolosha #secrets_of_living
#suugaan #maanso #gabay #geeraar #heello #hees #geel #ciyaar #dhaqan #hiddo #jiib #jaan #fan

#maanso shidan

Otra ves #HSBC #premierblack Jaja #playa #maanso noma!!

Gabayga Talo.........#gabay #abwaan #hal-abuur #maanso

Hablo weerar geli kara
Hablo geesi dili kara
Gobanimona hanan kara
Hablo talada goyn kara
Garta madal ka niqi kara
Garashana iskaga mid ah
Quruxdana ka wada goba,
Geesteenna mooyee,
Geyi kale ma joogaan!

#maanso #gabay #hadrawi #hablahageeskaafrica #somalipoetry #njh_art #instart #painting #artcommunity #instapainting #africanbeauty #africanandproudtobe #africanwomen #somalian #252 #acrylicpainting #melanin #tradition

Yo estoy Casado Pero no Enamorado🎵🎵 #Maanso #Tema #Vieja😄😉😇

MOST RECENT

Boqollaal qorshoo wada qabyaa qaadow adigaa leh
Qorya raamso quudkana yaree qaadow adigaa leh
Qalbi olol mar qabo oo qaniin qaadow adigaa leh
Qalbi guban sigaar lagu qanciyo qaadow adigaa leh
Qatar caafimaadoo qarsoon qaadow adigaa leh
Qabri kahor qandho aan laga bogsoon qaadow adigaa leh
Qabsimadu inay kala xirmaan qaadow adigaa leh
Qalbi qooqan qooraan wax tarin qaadow adigaa leh
Qardarreeye kaadida ha qubo qaadow adigaa leh
Macdan qubata hawshoon la qaban qaadow adigaa leh
Raggoo quusta dumarkoo qawada qaadow adigaa leh
Qamiis walaf quluubtoon xasilin qaadow adigaa leh
Qamiistiyo Jimcaha yeyga qaban qaadow adigaa leh
Magnad kugu qasbiyo qaac yabaal qaadow adigaa leh
Iska qari cid baa kugu qabsane qaadow adigaa leh
Inoo qaybi aan lagu qanceyn qaadow adigaa leh
Wax nin wayni qaadoo qawado qaadow adigaa leh
Qayrkaa shaxaad hana qajilin qaadow adigaa leh
Qof kaa hoosa laba qori ka tuug qaadow adigaa leh
Dhalinyaro afkooduun u qoran qaadow adigaa leh
Iska qaado qaantana ha bixin qaadow adigaa leh
Shaluu qaatay maantana qafaal qaadow adigaa leh
Kaga qaada qori caaradii qaadow adigaa leh
Qayil oo cun reerkiina qadi qaadow adigaa leh
Qoys laga dhixiyo qaaqlanimo qaadow adigaa leh
Qoys dumiyo qayliyo huruuf qaadow adigaa leh
Qaraabo iyo ehelaan la tebin qaadow adigaa leh
Is qandiiri kana qoomamee qaadow adigaa leh
Dubaab lagu qarwoo kugu qulqula qaadow adigaa leh...
-Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle (AU)

🌜@baramabaro🌛
Muuqaalka maanta!💙
Raisal wasaare kheyre oo hooyo soomaaliyeed ka farxiyay💙💙
.
.
.
.xuquuqda muuqaalka Salman Saciid
.
#somalia #somali #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hees #maahmaah #abwaan #gabay #soomaaliyeed

@baramabaro
Arooryadii hore ee 21-kii Oktoobar sanadkii 1969-kii ayey aheyd markii koox ka tirsan ciidamadii milateriga iyo kuwa Booliska oo uu hogaaminayey S/Gaas Maxamed Siyaad Barre ay xukunka dalka ku qabsadeen afgembi aan dhiig ku daadan, maalmo ka dib markii magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool lagu dilay madaxweynihii dowladdii sida Dimoqraadiga ah loo soo doortay ee xiligaasi jirtay marxuum C/rashiid Cali Sharmarke, waxaana ciidamadan ay u soo baxeen wadooyinka iyagaoo wata taangiyo waxayna gacanta ku dhigeen xarumaha waaweyn ee dowladda sida xarunta Baarlamanka, idaacadii Radio Muqdisho iyo meelo kale oo badan.

Saraakiishii afgemigaasi hogaamineysay oo intooda badan ay hadda geeriyoodeen ayaa waxaa ka mid ahaa:- 1. Maj. Gen. Maxamed Siyaad Barre (Xoogga)
2. Maj. Gen Jaamac Cali Qorsheel (Boolis)
3. Brig. Gen. Maxamed Ceynaanshe Guuleed (Xoogga)
4. Brig. Gen. Xuseyn Kulmiye Afrax (Boolis)
5. Brig. Gen. Salaad Gabeyre Kediye (Xoogga)
6. Brig. Gen. Maxamed Cali Samatar (Xoogga)
7. Brig. Gen. Cabdalla Maxamed Faadil (Xoogga)
8. Col. Cali Mataan Xaashi (Xoogga – Ciidanka Cirka)
9. Col. Axmed Maxamuud Cadde (Boolis)
10. Col. Maxamuud Mire Muuse (Boolis)
11. Lt. Col. Ismaaciil Cali Abokar (Xoogga)
12. Lt. Col. Axmed Suleymaan Cabdalla (Xoogga)
13. Lt. Col. Maxamed Sheekh Cusmaan (Boolis)
14. Lt. Col. Maxamed Cali Shire (Xoogga)
15. Lt. Col. Maxamuud Geele Yuusuf (Ciidanka Badda)
16. Lt. Col. Faarax Waceys Duule (Xoogga)
17. Lt. Col. Axmed Maxamuud Faarax (Xoogga)
18. Lt. Col. Axmed Xasan Muuse (Xoogga)
19. Maj. Cabdirisaaq Maxamed Abuukar (Xoogga)
20. Maj. Bashiir Yusuf Cilmi (Xoogga)
21. Capt. Cabdulqaadir Xaaji Maxamed (Xoogga)
22. Capt. Maxamed Cumar Jees (Xoogga)
23. Capt. Cusmaan Maxamed Jeele (Xoogga)
24. Maj. Muuse Rabiile Good (Xoogga)
25. Capt. Cabdi Warsame Isaaq (Xoogga).

@baramabaro
“Diidnayee ogoow dalka yagoow ninkii doonaayayoow inuu duufsadow raboow anaku diidnaye ogoow”💙💙💙
.
.
.
.
.
#somalia #somali #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hees #maahmaah #abwaan #gabay #soomaaliyeed #farmaajo

Hablo weerar geli kara
Hablo geesi dili kara
Gobanimona hanan kara
Hablo talada goyn kara
Garta madal ka niqi kara
Garashana iskaga mid ah
Quruxdana ka wada goba,
Geesteenna mooyee,
Geyi kale ma joogaan!

#maanso #gabay #hadrawi #hablahageeskaafrica #somalipoetry #njh_art #instart #painting #artcommunity #instapainting #africanbeauty #africanandproudtobe #africanwomen #somalian #252 #acrylicpainting #melanin #tradition

🌜@baramabaro🌛
Sawirka maanta! Waa Madaxweyne Farmaajo oo Dhiig Ugu deeqay dadka ku waxyeeloway Qaraxii shalay! ALLOW UMMADDEENNA U GARGAAR AMEEN
.
.
.
.
.
.
#somalia #somali #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hees #maahmaah #abwaan #gabay #soomaaliyeed #farmaajo

Most Popular Instagram Hashtags