[PR] Gain and Get More Likes and Followers on Instagram.

#looyar

5 posts

TOP POSTS

Harta #Looyar

Shimbiro qurxoon iyo Harta #Looyar allaybaday somaliland.

#ALLAYBADAY waa magaalo aad uu qurux badan oo hodan ku ah dhinaca beeraha iyo Waxsoo saarka waxay ku taalaa Xadka Ismaamulka Somalida ee Ethopia iyo Somaliland waxay ka tirsan tahay Gobolka Gabiley Waxay dhinaca galbeed ka xiga Magaalo Ganacsiyeeda Wajaale xaga barina waxaa ka xiga Degmada Farawayne. Allaybaday waxay koonfur galbeed kaga beegan tahay Caasimada Somaliland ee hargaysa.
Degmada Allaybaday waxay ka kooban tahaya 14 tuulo kuwaas oo hoos yimaada Dagmada Allaybady, waaa magaalo ku caana wax beerista sida Geed waynta ay kamidka yihiinliin macaanta,liin dhanaanta, Canbaha, Muuska,Bunka, xaga khudrada yar yar waxa kamidaha Tamaandhada,Basasha, Xabxabka, saladhka, kaabashka, baytaraafka, kaaroodka, Qajida iyo waxa kale ee wax soosaar Gobolku ku caanka yahay ee Sida GALAYDA, Hadhuudhka, intaas dhamaan, waxaa sidoo kale iyana aan kamaqnayn dhanka xoolaha Noole oo ay dagmadu hodan ku tahay xoolaha SIDA GEELA ADHIGA LODA waxa kale oo ay Allaybaday caan ku tahay dhaamamka waaawayn ee ku ee ku teedsan biyo mareenka (Tog) mara, Dagmada Allaybaday waxaa dagmo ahaan loo magacaabay sanadkii 2002,markii ay si toos ah u dareentay,xukuumadda dawladda Somaliland,kaalinta dhaqaale,iyo taariikheedba ee ay ugu fadhido,Somaliland guud ahaan,gaar ahaan Caasimada Hargeisa oo ah meesha ay kasoo go,aan dalagga ugu badan ee dalka lagu isticmaalo iyo 80% khudradda wadanka lagu isticmaalo,Waxaa Kaloo ay leedahay dagmadu dhaamam ama harooyin waa weyn oo guud ahaan dhan 125 harooyin sida Harta #LOOYAR, Harta #AHMED_DAA,UUD iyo Ceelka wayn ee DAMEERO BOOB.

#Photos_By_Sir_Isak_Photography.

MOST RECENT

Most Popular Instagram Hashtags