[PR] Gain and Get More Likes and Followers on Instagram.

#gabay

MOST RECENT

‘‘Farmaajo hooyo waxaa Ladhihijirey Siyaad Barre AUN waxuu ahaa Mashuluunu, Ma'aheynoo waxuu ahaa Nin Aaqil ah Karti Leh somalina isku haya, somalina hadaan Loo awood sheegan waan waan wax kumaleh, Ee Farmaajow waanu ku dooraneyee na hogaami’’ :-Hooyo Somaliyeed.

Via @coloowmagazine
Ka Daawo Muuqaalka oo Dhameystiran bogga Hore

INNAA LLILLAAHI WA INNAA ILLAYHI RAJICUUN; Waxa halkaan tacsi uga direynaa eheladdii iyo umma soomaaliyeed oo ay kabaxday fanaanada Qaranka
Khadiijo Cabdullaahi Camey (Dalays).
Khadiijo Cabdullaahi Camey (Dalays) waxa ay door weyn ka soo qaadatay soo nooleynta iyo hirgelinta Fanka iyo Suudaanta Soomaaliyeed, isla markaana waxa ay udub dhexaad u aheyd wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed bari sammaadkii.
Waxa ay aheyd gabadhii ugu horreysay ee Koonfur Soomaaliya hees ka qaadda, sannadkii 1952-kii ayaa heesteedii ugu horreysay looga qabtay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, wixii ka dambeeye burburkii dalka waxa ay ku nooleyd dalka Canada, waxaana lagu xusuustaa in ay u ololeyn jirtay nabadda iyo Midnimada ummadda Soomaaliyeed

Innaa Lillaahi wa Innaa Illeyhi Raajucuun
Allow U naxariiso Kana waraabi Jannatul Firdaws ameen ameen

🕶チェーン製作後、ペットショップの沢山入っているモールTiendesitasへ。ワンちゃんも沢山いたのですが、特に可愛いかったのがハリネズミ🦔😍後ろ髪引かれながらもモールを後に😢そしてこれまた行って見たかったフィリピンの中華ファーストフードチェーン店chowkingへ!お味はまあ…普通…油ぽくは無かったです。

ハリネズミ、飼いたいな…🦔🦔🦔 #フィリピン #philippines #マニラ#manila#haponesa#体験 #探検#冒険#experience#explorer#adventure#kaolife #一人旅#ハリネズミ#飼いたい#guide#gabay #criskun#恋バナ#感覚違う#tawawa#sayang#pinoy#local #chowking#中華#fastfoods #次回は美味しいらしいchowkingのハロハロ食べてみたい

☑️ @Baramabaro ☑️
Heesta Sanadka:
Anoo u jiifa qurqur
jacayl ku xiray sarsar
intuu i galiyay dar dar
ayuu ii tuuray bar bar
dhiigana ma u raacay farfar
intuu soo celiyay car car
qalbiga ma hantiyay oo oo
caashaqu ma iqaaday kor kor
heleey heleey heleeyo
nacab yaanu samaynin fur fur
caashaqa ka badbaadi bur bur
jacaylka waraabi dur dur
heleeyo heleeyo heleey
wahabka ka ilaali war war
warkayguna gaadhin yar yar
wixii dibindaabyo wada dar dar
heleey heleeyo heleey
By BarAmaBaro

amaanta kalgacayl qor qor
fariimaha jacayl dir dir
xumaanta qalbigeeda tir tir
ubaxaan qaboo xir xir
albaabka gurigeeda sur sur
laamaha rucubta rux rux
waxaan ku fikiray miraha
geedka ku yaala gur gur
heleey heleey heleeyo
nacab yaanu samaynin fur fur
caashaqa ka badbaadi bur bur
jacaylka waraabi dur dur
heleeyo heleeyo heleey
wahabka ka ilaali war war
warkayguna gaadhin yar yar
wixii dibindaabyo wada dar dar
heleey heleeyo heleey

朝から息子の野球の試合でbarangkaまで応援へ🚗緑一杯の場所で癒されたので、次は雑踏へ一人旅🚉(...)グダルピ駅からキアポにあるビーズ屋さんへgo!危ないとこやから気をつけて‼️と言われ続けながら、キアポの人混みを歩いてきました。教会ではミサが開かれいて教会内は人、人、人!携帯だしていい?→絶対あかん‼️🙅🏽‍♂️危ない‼️との事で教会周辺写真は撮れず…ビコールエキスプレスなる物(豚肉とチリのココナッツミルク煮)を食べてみたいと探していたら、カリエド高架下の食堂(キャンティーン)にありました!初ローカル食堂に色んな意味でドキドキ😅外人の私の存在が非常に珍しいようで、終始 周りの視線と笑顔に包まれながら、完食❣️ビゴール以外に選んだ料理もめっちゃ美味しいかったー❣️その後、ビーズ屋さん→グダルピ駅へ戻り周辺の市場散策。欲しかったビーズも買えて大満足な旅でした(^^) #フィリピン#philippines #barangka#quiapo#キアポ#マニラ#manila #quiapochurch#kaolife#guadalupe#cariedo#haponesa #一人旅#guide#gabay #criskun#pinoy#ビーズ屋さん#wellmanson#ビコールエキスプレス#bicolexpress#masarap #bakit ka tumatawa?#nigti#baboy#local #kapiterya#ビールは置いてなかった#今のところお腹は大丈夫

🌜@baramabaro🌛
Sawirka Maanta: Gaalkacyo iyo soo dhaweynta Madaxwynaha dalka Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
.
.x/s Saciid Nadaara
.
.
.
.
#somalia #somali #nabadiyonolol #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #Qardho #maahmaah #abwaan #gaalkacyo #soomaaliyeed

🌜@baramabaro🌛
Sawirka Maanta: Gaalkacyo iyo soo dhaweynta Madaxwynaha dalka Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
.
.
.
.
.
.
#somalia #somali #nabadiyonolol #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #Qardho #maahmaah #abwaan #gaalkacyo #soomaaliyeed

先日の自然を求めて一人旅🚗(省略)うちから約一時間、Quezon cityへ。この公園は市の中心で記念塔は66m あるそう(ガイドのcriskun曰く)沿道にあったお店で天然のポカリスェット、ブコジュース(ココナッツジュース)を購入!日本だとなかなかのお値段しますが、こちらでは約70円😊中の果肉も美味しい❣️規模は小さいながらも緑が多く、地元の方々の憩いの場のようで、家族連れやカップル、学生さんのグループも沢山いらっしゃいました。私をコリアンと思ったようでアニョハセヨと挨拶された😅楽しそうな学生さん達の活き活きした表情にも癒されました💚

#フィリピン#philippines #quezon#quezonmemorialcircle#haponesa#ako #私は日本人#pinoy#ciriskun#guide#gabay#66m#buco#coconut#masarap#explorer#adventure#探検#冒険#一人旅#kaolife#若い人多い

TAARIIKHDU LAMA ILAAWAAN AH.! ” HaNoolaato ” 11 Janaayo 1948
===========
Maanta waxaa 70 sano laga joogaa dhacdadii ”Hanoolaato” ee lagu dilay Soomaali badan oo ay ku jirto Aun Xaawo Cusmaan {Xaawo Taako,} waana dhacdo xusuus ku leh Soomaalida, qeybna ka ah dagaaladii lala galay gumeysigii Talyaaniga.

Sanadkii 11.01 . 1948 -dii Halyeeyad Xaawo Taako waxa ay ka qeyb gashay banaanbixii ugu dambeeyay nolosheeda kaas oo ay Gumeystihii huwiyeen rasaas arxan daro ah dadkii rayidka ahaa ee banaan baxayay,halkaasna ay ku Shahiiday dad aad u fara badan oo ay ka mid aheyd Halgamaa Xaawo Cusmaan {Xaawo taako} iyadoo weliba Duudsan ama XambaarSan ilmo yar oo ay dhashay.

Xaawo Taako oo ay ahayd Hooyo naafo ah oo lug ka dhutin jirtay kama aysan reebin lug hintiskeeda Rabaaniga ah ka qeyb qaadashada Halgankii xoriyad doonka ahaa, waxa ayna had iyo jeer ka qeyb qaadan jirtay banaan baxyada dhagax tuurka ah ee lagu dalbanayay in gumeystuhu uu ka baxo dhulka Soomaalida,
Taalada Xaawo Taako ee u dhow Golaha Murtida iyo Madadaalada waxa ay Dowladii Kacaanku u dhistay 1970-kii, sidoo kale waxaa jira Degmooyinka dalka si gaar ah Gobolka banaadir iyo Sh/Hoose, in laamaha iyo xaafadaha qaar ka mid ah loogu yeero magaceeda, iyo weliba goobo waxbarasho sidoo kale qeyb ka mid ah lacagta Sh.So, ah ayaa qaar ka mid ah lagu sharfay Sawir keeda, taasoo looga gon lahaa in magaceeda uu noqdo mid ku waaro taariikhda dahabiga ah ee Soomaaliya iyo tan quluubta dadka Soomaaliyeed.. Allaha u wada naxariisto dhamaan halgamayaasheenii naftooda u huray Xornimada Soomaaliya, Aamiin

Samawa mas
@adekanam

#gabay

🌜@baramabaro🌛
Sawirka Maanta:
Sawirkan waxaa ka dhexmuuqda aabo xambaaraan wiilkiisa oo lulaya calanka Soomaaliya, waana Magaaladda Qardho.
.
Xuquuqda sawirka waxaa leh weriye Abdulaziz Ali
.
.
.
#somalia #somali #nabadiyonolol #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #Qardho #maahmaah #abwaan #gabay #soomaaliyeed

🌜@baramabaro🌛
🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙
.
.
.
#somalia #somali #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hees #maahmaah #ciidanka #xds #soomaaliyeed #MayaQabyaalad

Wakhti sii inaad wax Akhrido, waayo waa ilaha cilmigu ka soo burqanayo.
==========================================================
Wax akhrisku qofkii caado ka dhigtaa waxuu noqdaa qof ka aragti dheer dadka aan waxba akhrisan, waayo waxa maskaxdiisa ku jira macluumaad fara badan oo nololo kala duwan soo maray. Mar kasta oo arrin loola yimaado in uu ka talo bixiyo, wuxuu taladiisa u soo bandhigayaa qaab ku habboon wixii loola yimid. Sababta ayaa ah, wuxuu ku samaynayaa rog-rogis fara badan oo dhinac kasta ayuu ka eegayaa.
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo ka hadlayey muxaadaro ku saabsan cilmiga ayaa sheegay hadal nuxurkiisu ahaa” laba arrimood ayey bulshooyinku isku dhaafeen. Kow, in maskaxda marka hore macluumaad badan lagu shubo (Wax akhris), ka dibna wixii la soo gudboonaada ay awood u yeelato inay xaliso. Laba, in maskaxda la adeegsado intii suurtogal ah, oo wakhti badan la siiyo inuu qofku kaga baaraandego naftiisa horumarkeeda iyo dib u dhaceeda.” Maanta waxa aynu ku jirnaa wakhti lagu magacaabo “Information Age” wakhti macluumaad, oo ay meel kasta qulqulayaan aqoon iyo macluumaad kala duwan, lana heli karo haddiiba loo baahdo.

Waxa kale oo iyana mihiim ah in aad wakhti fiican siiso wax akhriska, si ay kuugu duxdo aqoontii aad akhriday, xigmad ingiriisi ah ayaa tiraahda” Take time to read, it is the source of knowledge”, oo micnaheedu yahay, wakhti sii inaad wax akhrido, waayo waa ilaha cilmigu ka soo burqanayo.

Wax akhrisku wuxuu qofka u saamaxaa in uu ka fikiro qorshihiisa, hamigiisa dhaw iyo ka fog, sidoo kale wuxuu qofka u horseedaa in uu siyaabo kala duwan ugu baaraandego mushkiladaha soo foodsaara.

Sababta ayaa ah maskaxdii oo balaaratay, ka dibna dhinacyo badan ayey wax ka eegaysaa. Wuxuu sidoo kale dhisaa wax akhrisku luuqada iyo erayda qofku ku hadlayo.
Sii Akhri Xaga Hoose👇👇👇

Tangla lang kag mag discern... #kululbaan
#kawnabahalalord
#gabay

#nazareno2018
Salamat mahal na ama sa magandang #buhay #kalusugan #gabay

Aqri Kumuu Ahaa Geesigii Diidey Isagoo Dagaalamaya Sanadkii 1964,kii in Ciidamada Itoobiya ay Gacanta ku Dhigaan Calanka Soomaaliya. ( Fadlan Walaal Akhri Qormo ka Hadleysa Taariikhda Geesigaas Soomaaliyeed )
===================================
Sanadku waa 1964,kii Goobtuna waa meesha la yiraahdoTog-wajaale waxaana halkaas ka socdey dagaalo culus oo u dhaxeeyey ciidamada geesiyaasha soomaaliyeed iyo kuwa Itoobiya.

Askari lagu magacaabayey Maxamed Cabdulle Xalane ayaa waxuu ka mid ahaa ciidamadii xooga dalka soomaaliyeed ee goobaha dagaalka ku sugnaa xiligaas waxaana hubka culus ay is weeydaarsanayeen kuwii kasoo hor jeedey ee Itoobiya.

Sidii uu dagaalka u socdey ayaa waxaa dhacdey in ciidamadii Itoobiya oo aad u tira badnaa ay kusoo dhawaadeen goob ay difaac kaga jireen ciidamadii uu ka tirsanaa askariga lagu magacaabayey Xalane waxaana dhacday in ciidamadii ay dib u soo gurtaan iyadoo goobta uu ka surnaa ama ka dul babanayey calanka Soomaaliyeed.

Waxaa hadaba dhacdey Maxamed Cabdulle Xalane markuu arkey in ciidamada soomaalida ay xoogaa dib u gurasho sameynayaan maadaama ay aad uga tiro yaraayeen kuwa itoobiyana ay aad u badnaayeen iyagoo diidanaa in la go,doomiye ayaa waxuu Xalane mar qura arkey Calankii soomaaliyeed oo dushiisa ka babanaya waxuuna go,aansadey inuusan meesha kaga tagin Markaas ayuu qaatay calankii oo xariggiisii ka soo degsaday si uu ula tago oo uusan gacan cadow ugu dhicin.
waxaase jirtey in Geesigaas soomaaliyeed Maxamed Cabdulle Xalane ay arkayeen cadowgu markii uu calanka soomaliyeed soo dejinayey dabeedna waxa ay ku fureen Rasaas ka dhaceysey qoriga nuuca culus ee boobaha loo yaqaan waxaana halyey Xalane uu sameeyey geesinimo xad dhaaf ah isaga oo korkiisa oo dhan rasaas lala dhacey ayuu diidey inuu ka tago calankii soomaaliyeed waana uu isku duubay isagoo la soo gar guurtey mana uusan sii deynin waxuuna la ag yimid ciidamadii soomaaliyeed waxaana markii naftii ka sii baxaysay ciidamadii ag joogey uu ku yiri hadal aad u qiiro badnaa kaasoo ahaa: “WAR CADAWGU BIR MA AHANE BURBURIYA CIIDA IYO CALANKA SOOMAALIYEED U DIIDA”
Hadaba hadii aan xusno taariikhda geesigaas soomaaliyeed ee magaciisu ahaa
Sii Aqri Qormada Hoose👇👇

The state is imagined as Maandeeq, a milk-rich she-camel. Cabdullahi Suldan Timacade is among those who symbolised sovereignty as a she-camel. In his well-known peom, 'Maandeeq', he said the following:

Most Popular Instagram Hashtags