[PR] Gain and Get More Likes and Followers on Instagram.

#baladwayne

MOST RECENT

🌜@baramabaroπŸŒ›
Muuqaalka Maanta:
Ibrahim Osman Afrah oo ah wiil dhalin yaro ah ayaa heestan iska leh miraha, laxanka iyo codkaba. .
.
.
.
#somalia #somali #nabadiyonolol #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hees #maahmaah #abwaan #gabay #soomaaliyeed

🌜@baramabaroπŸŒ›
Xogta Maanta:
Hambalyo:
Maxkamada Caalamiga ee Cadaalada ee ku taala Magaalada Hague ee Dalka Netherlands ayaa u dooratay inuu noqday Madaxweynaha Maxkamadaas Garsoore Cabdiqawi Axmed Yusuf oo ah muwaadin Soomaali ah
.
.
.
.
.x/m Goobjoog
.
#somalia #somali #nabadiyonolol #soomaaliya #gabay #maanso #icj #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #guriceel #maahmaah #abwaan #soomaaliyeed

🌜@baramabaroπŸŒ›
Sawirka Maanta:
Kheyraadka Dhulka Hooyo
Soomaaliya waxaa lagu qiyaasay iney ku jiraan macdan iyo shidaal aad u badan oon weli laga faa’iideeysan. Uranium-ka ku jira Soomaaliya ayaa la sheegay inuu u dhigma 25% uraniumka aduunka yaala. Gaaska dabiiciga ah ayaa ka buuxa Soomaaliya. Shidaalka aya la sheegay inuu ku jiro tobon meel oo beriga ah iyo badda. Meelaha loo maleeyo inuu shidaal ku jiro waxaa ka mid ah dhulka guban, dharoor, nugaal iyo mareeg. Dhanka gaaska ayaa la sheegay inuu ku jiro Qoryooleey, Afgooye iyo xeebaha Banaadir. Dhanka Jubadda Hoose ayaa qayraad badan oo weli la sahmin lagu sheegay.

Baaris dhowaan lagu sameeyay dhulka waqooyiga Soomaaliya ayaa la sheegay ineey ka buuxaan dhagaxyadda qaaliga ah (gemstones) oo kala ah ruby, sapphire, quartz, emerald iyo opal-ka

Galgaduud iyo Bay ayaa leh macdanta ugu badan Soomaaliya ee dhanka Uraniumka iyo weliba dahabka.

Dhanka badda ayaa aad loo hadal hayaa. Iyadoo eey jiraan in dalka dariska ah ee Kenya uu damacsan yahay sdii si sharci dadab ah u hanti lahaa qaar ka mid ah meelaha bad xaduudeedka ah ee la sheegay ineey ku jirto saliida ceyriin.

Sidoo kale dhulka Soomaalida ee Itoobiya haatan gumeeysato ayaa aad looga helay shidaalka.

Hantida ma guuraanka ee soo jireenka ah ee Soomaalida loogu hibeeyay waxaa ugu weyn tan xoolaha, beeraha iyo badda ah.

Hoos waxaan idin kuugu soo bandhigeeynaa shax kooban balse xadidan kheyraadka hadda si hubaal ah loo og yahay in degdeg lagu soo saari karo hadii nabad la helo.

Macdanta

Uranium (over 25% of worldwide reserves est. by UN Geological Survey)
Coal – Dhuxusha
Iron Ore – Birta
β€˜Heavy Mineral Sands’ – ciida culus ee macdanta leh
Yttrium
Tin Tantalite
Copper
Lead
Zinc

Shidaalka Saliida

Oil (19.9 Billion Barrels, according to Red Emperor Resources)
Natural Gas

Ilaha dabiiciga ah

Biyaha
2 webi ee Jubba & Shabelle
iyo Xeebta Afrika ugu dheer
Xq Sawirka Aljazeera
.
#somalia #somali #nabadiyonolol #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hees #maahmaah #abwaan #gabay #soomaaliyeed

🌜@baramabaroπŸŒ›

Wararka ka imaanayo Magaalo Madaxdda Somaliland Hargeysa ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay Xiran tahay #Naciima #Abwaan #Qorane oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo Deegaan ahaan ka soo jeeda Goboladda Waaqooyi hada aaminsana Midnimadda Soomaali weeyn ayaa waxaa Shalay lagu Xiray Egal international Airport ee Magaaladda Hargeysa iyadoo doonaysay in ay dib uga dhoofto kadib markii ay inmudo ah ku sugneeyd Magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisho waxay Hargeysa ku laabatay maalmo dhow sidaa darteed waxaan si Codsi ah uga dalbanaynaa Maamulka Somaliland in ay Abwaanada Xuriyadeeda dib ugu soo celiyaan Maadaama waxa lagu haystaa aanay jirin oo cad balse ay tahay sidaan horayba u ogeeyn Maxaad Muqdisho u tagtay oo kaliya hadana ay tahay Qof Dumar ah oo aan Xamili karin Xabsi iyo Cadaadis!
.
.
.
.
.
.
#somalia #somali #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somaliland #hees #dhaanto #abwaan #gabay #soomaaliyeed #qorane

🌜@baramabaroπŸŒ›
Muuqaalka Maanta:
Gabay Wadani ah : Guuli Inaga Dheer
Wuxuu ka hadlayaa wadaniyada ,waxaa Hal abuurkeeda ku cabiraysa Shukri Ruush Xeeba
.
.
.
.
.
.
#somalia #somali #nabadiyonolol #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hees #maahmaah #abwaan #gabay #soomaaliyeed

🌜@baramabaroπŸŒ›
Muuqaalka Maanta:
Ibrahim Osman Afrah oo ah wiil dhalin yaro ah ayaa heestan iska leh miraha, laxanka iyo codkaba. .
.
.Xq Muuqaalka Saado
.
#somalia #somali #nabadiyonolol #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hees #maahmaah #abwaan #gabay #soomaaliyeed

🌜@baramabaroπŸŒ›
Guriga looga talin jiray Hobyo, haddana ah xafiiska guddoomiyaha degmada Hobyo lana dhisay sanadkii 1927, waxaana fadhin jiray oo isku bedbedlay gumeystayaashii talyaaniga iyo Ingiriiska ee dalka u talin jiray iyo sidoo kale maamuladii degmada soo maray wixii xoriyadda Soomaaliya ka danbeeyey.

Hobyo waa degmo taariikhi ah, waa degmadii labaad ee Soomaaliya yeelato oo degmo ahaan loo aqoonsaday, ayadoo degmadii kowaad ahayd Zaylac.
Magaalo ilbaxnimo iyo taariikh fog isku darsatay, kana arradan dhanka horumarka, balse ay ka muuqato in dadkeedu diyaar ay u yihiin hormarinta iyo noolaynta Hobyo.
.
.
.
.
.
.
#somalia #somali #nabadiyonolol #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hobyo #maahmaah #abwaan #soomaaliyeed

🌜@baramabaroπŸŒ›
Sawirka Maanta: Guriceel iyo soo dhaweynta Madaxwynaha dalka Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
.
.
.
.
.
.
#somalia #somali #nabadiyonolol #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #guriceel #maahmaah #abwaan #soomaaliyeed

🌜@baramabaroπŸŒ›
Muuqaalka Maanta:
Hibada hal abuurnimo waa mid ilaahay bixiyo ee ma aha wax la barto, Ibrahim Osman Afrah oo ah wiil dhalin yaro ah ayaa heestan iska leh miraha, laxanka iyo codkaba. .
.
.
#somalia #somali #nabadiyonolol #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hees #maahmaah #abwaan #gabay #soomaaliyeed

@coloowmagazine β€”οΏ½β€”οΏ½β€”οΏ½β€”οΏ½β€”οΏ½β€”οΏ½β€”οΏ½β€”οΏ½β€”οΏ½β€”οΏ½β€”οΏ½β€”οΏ½β€”οΏ½β€”οΏ½β€”οΏ½
Fb: @coloowmagazine
YouTube: @coloowmagazine β€”οΏ½
Safarka Madaxweynaha Soomaaliya
β€”
β€”
#somalia #somali #nabadiyonolol #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hees #maahmaah #farmaajo #gabay #soomaaliyeed

β€˜β€˜Farmaajo hooyo waxaa Ladhihijirey Siyaad Barre AUN waxuu ahaa Mashuluunu, Ma'aheynoo waxuu ahaa Nin Aaqil ah Karti Leh somalina isku haya, somalina hadaan Loo awood sheegan waan waan wax kumaleh, Ee Farmaajow waanu ku dooraneyee na hogaami’’ :-Hooyo Somaliyeed.

Via @coloowmagazine
Ka Daawo Muuqaalka oo Dhameystiran bogga Hore

INNAA LLILLAAHI WA INNAA ILLAYHI RAJICUUN; Waxa halkaan tacsi uga direynaa eheladdii iyo umma soomaaliyeed oo ay kabaxday fanaanada Qaranka
Khadiijo Cabdullaahi Camey (Dalays).
Khadiijo Cabdullaahi Camey (Dalays) waxa ay door weyn ka soo qaadatay soo nooleynta iyo hirgelinta Fanka iyo Suudaanta Soomaaliyeed, isla markaana waxa ay udub dhexaad u aheyd wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed bari sammaadkii.
Waxa ay aheyd gabadhii ugu horreysay ee Koonfur Soomaaliya hees ka qaadda, sannadkii 1952-kii ayaa heesteedii ugu horreysay looga qabtay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, wixii ka dambeeye burburkii dalka waxa ay ku nooleyd dalka Canada, waxaana lagu xusuustaa in ay u ololeyn jirtay nabadda iyo Midnimada ummadda Soomaaliyeed

Innaa Lillaahi wa Innaa Illeyhi Raajucuun
Allow U naxariiso Kana waraabi Jannatul Firdaws ameen ameen

β˜‘οΈ @Baramabaro β˜‘οΈ
Heesta Sanadka:
Anoo u jiifa qurqur
jacayl ku xiray sarsar
intuu i galiyay dar dar
ayuu ii tuuray bar bar
dhiigana ma u raacay farfar
intuu soo celiyay car car
qalbiga ma hantiyay oo oo
caashaqu ma iqaaday kor kor
heleey heleey heleeyo
nacab yaanu samaynin fur fur
caashaqa ka badbaadi bur bur
jacaylka waraabi dur dur
heleeyo heleeyo heleey
wahabka ka ilaali war war
warkayguna gaadhin yar yar
wixii dibindaabyo wada dar dar
heleey heleeyo heleey
By BarAmaBaro

amaanta kalgacayl qor qor
fariimaha jacayl dir dir
xumaanta qalbigeeda tir tir
ubaxaan qaboo xir xir
albaabka gurigeeda sur sur
laamaha rucubta rux rux
waxaan ku fikiray miraha
geedka ku yaala gur gur
heleey heleey heleeyo
nacab yaanu samaynin fur fur
caashaqa ka badbaadi bur bur
jacaylka waraabi dur dur
heleeyo heleeyo heleey
wahabka ka ilaali war war
warkayguna gaadhin yar yar
wixii dibindaabyo wada dar dar
heleey heleeyo heleey

🌜@baramabaroπŸŒ›
Sawirka Maanta: Gaalkacyo iyo soo dhaweynta Madaxwynaha dalka Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
.
.x/s Saciid Nadaara
.
.
.
.
#somalia #somali #nabadiyonolol #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #Qardho #maahmaah #abwaan #gaalkacyo #soomaaliyeed

Most Popular Instagram Hashtags