Instagram post by @baramabaro BarAmaBaro🇸🇴Baro Dhaqankaaga🇸🇴

⭐️@Baramabaro⭐️...
🛑📸SAWIRKA MAANTA📸🛑
Ra'iisul Wasaare Kheyre oo maanta ku dhexmilmay shacab rakaab ah oo ay diyaarada isku arkeen. Ra'iisul Wasaaraha safar shaqa ayuu aaday balse diyaarad qaas ah ma qaadan ee shacabkuu dhexqaaday.
.
#somalia #somali #soomaaliya #gabay #maanso #my252 #mogadishu #hargeisa #bosaso #kismayo #baidoa #jowhar #baladwayne #djibouti #somaligirl #somalimemes #hees #maahmaah #abwaan #gabay #soomaaliyeed #ayaanle #qabiil

Most Popular Instagram Hashtags