fanax_gang fanax_gang

84 posts   1,254 followers   3,078 followings

ADDezi  Philosopher

Maalinbaan ayada waxaan weydiiyey "maxaad qabatay maanta" waxey itiri "maanta oo dhan sariirtaan iska saarnaa"
Ana waxaan qalbiga ka iri Allah sariirteedu nasiib badnaa

90% wakhtigayga waxaan geliyaa maradaas cad si aan unoqdo qof uqalma xirashadeed

Naftiii walbahaar diliyoo wadnaha daaloow bal yara naso#ADDezi

Raaxadu lafteedu raaxo laguma gaadho

Farxadi uma sugna nin aan hammi lahayn

Ciyaaraha fudud sibaan ujclahay

Jaceylku waa mid nasiibkuna waa midkale
Allahayoow kuwa aan jacelnahay kadhig nasiibkeena

Qosolkaa yaryari waa waxa raga aad kuqaldaysaan eebehay intuunan idin qatalin quluubtiina sifeeya

Waligaa naf muuqalkeda hakuyasin JMCO WNGSN

Weynu wadshaqynaa kolna weynu wada qosolnaa one of ma best homies & pic @you_are_ma_no_1@nasser

Qof aragtidii haddii loo akhriyo waa ayaan daree

Jimco wanagsan walaalahaygiyoo

Most Popular Instagram Hashtags